|
|
|
Fanka Links |
Urdun:
Haddaba Shirkaas ay qaban qaabinayso dowlada Urdun ayaa waxaa isugu imaana madaxweynaha dalkaasi Mareykanka G.Bush ras'iisul wasaaraha dalka Israa'iil Ariel Sharon iyo madaxda Falastiiniyiinta. Shirkaanina wuxuu ka dhici doonaa todobaadka soo socda magaalada Caqaba, sida uu sheegay wasiirka warfaafinta ee Urdun Mr Maxamed Cadnaan. | Idaacada BBC |